1. Magaalada ma'ddaxda
Soomaaliya waa Muqdisho. (pre-modifier tone raising: underapplication)
The capital of somali is Moqdisho.
2. Ubaxa dadka Soomaaliya waa cadaan.
The flower of Somali is white.
3. Waxaan la kulmay Soomali jecel
caano. (declension 5)
I met a Somali person that likes milk.
4. Dhererka baaliga,
qofna ma garanayo. (Pre-modifier
tone raising: underapplication)
The depth of the pond, nobody knows.
5. Dibiyada
Etopiya way xoog badan yihiin. (pre modifier raising, compare with
6)
The bulls of Ethopians are strong.
6. Waxaan soo qatay dibi shalay.
(declension 5 in North/2 in South)
I bought bulls yesterday.
7. Shee kooyinka eedooyin waa dhayaal.
(declension 6 pl)
The stories of aunts are fun.
8. Eeddo waa walaasha aabe.
(declension 6 sg)
An aunt is the sister of a father.
9. Waddooyin wadiiq ah baan soo
maray. (declension 6, pl)
I passed narrow roads.
10. Waddo qurax badan baan arkay.
(declension 6, sg)
I saw a beautiful road.
11. Abti waa walaalka hooyo.
(declension 2 sg, declension 6 sg)
An uncle is the brother of a mother.
12. Abtiyo way naxariis badan yihiin.
(declension 2pl)
kindness a lot
Uncles are full of kindness.
13. Durba'an baan qaraacay.
(declension 2 sg)
I beat a drum.
14. Durbaanno' baan qaraacay. (declension
2 pl)
I beat drums.
15. Waxaan arkay go'rgor shalay.
(declension 2 sg)
I saw a vulture yesterday.
16. Waxaan arkay qorqorro' shalay.
(declension 2 pl)
I saw vultures yesterday.
17. Waxaan ku safray huudhi' usbuucii
na soodhaafay. (declension 2 sg)
traveled canoe week we passed
I traveled in a canoe last week.
18. Waxaan ku safarnay huudiyo'
usbuucii na soodhaafay. (declension 2 pl)
We traveled with canoes last week.
19. Markhaati' baa yimid maxkamadda.
(declension 2 sg)
A witness came to the court.
20. Markhaatiyo` baa yimid maxkamadda.
(declension 2 pl)
Witnesses came to the court.
21. Sambab waa halbowle mahiim
ah (declension 2 sg).
organ important
A lung is an important organ.
22. Sambabbo waa halbowleyaal muhiim
ah. (declension 2 pl)
Lungs are important organs.
23. Suldaan baa u taliya wadanka.
(declension 2 sg, premodifier tone raising: underapplication in 'wadanka')
rules country
A sultan rules the contry.
24. Suldaanno baa u taliya wadanka.
(declension 2 pl)
Sultans rule the country.